Bushaaro: Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta Soomaliyed wakhtiga summer-ka

WhatsApp: +252634484123 Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka. Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay:  Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .  Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah … Continue reading  Bushaaro: Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta Soomaliyed wakhtiga summer-ka